raxanreeb.com
@raxanreeb Sat, 12 Sep 2026 07:26:00
Mas'uuliyiin katirsan dowladda oo ka qeyb galay shir muhiim ah oo ka dhacay dalka Masar
Qaahira (Raxanreeb Online)Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdikariin Cabdow Xeydar, ayaa magaalada El Alamein ee dalka Masar kaga qaybgalay Shirweynaha Caalamiga ah ee International AirShow, kaas oo ay isugu yimaadaan wasiirrada gaadiidka iyo duulista, madaxda duulista rayidka ah iyo masuuliyiinta hay'adaha maamulka hawada iyo duulimaadyada. Intii uu socday shirweynaha Wasiiru-dowlaha Wasaaradda... The post Masuuliyiin katirsan dowladda oo ka qeyb galay shir muhiim ah oo ka dhacay dalka Masar appeared first on Raxanreeb Online.
read moreOther Headlines
raxanreeb.com
@raxanreeb 3 hours ago
Hirshabelle Vice President Rejects Cooperation With Guudlaawe as Political Tensions Escalate
BELEDWEYNE—Hirshabelle State Vice President Yusuf Hagar Dabageed has ruled out working with President Ali Abdullahi Hussein Guudlaawe if Guudlaawe is re-elected to lead the federal member state. Speaking in an interview, Dabageed said he would not resign from his position but would refuse to cooperate with Guudlaawe if he secures another term as Hirshabelle president.... The post Hirshabelle Vice President Rejects Cooperation With Guudlaawe as Political Tensions Escalate appeared first on Raxanreeb Online.
read moreraxanreeb.com
@raxanreeb 4 hours ago
Qiimaha Shidaalka Muqdisho oo markale kor u kacay
Muqdisho (Raxanreeb Online) Qiimaha shidaalka ee lagu iibiyo magaalada Muqdisho ayaa sare u kacay qiyaastii 15% muddo toddobaad ah, sida ay xaqiijiyeen darawalada gadiidka. Kororka qiimaha ayaa kusoo beegmaya xilli xaaladda amni iyo dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay saameyn ku yeelanayaan suuqyada shidaalka iyo gaadiidka caalamka. Ganacsatada shidaalka ayaa sheegay in qiimaha gudaha uu... The post Qiimaha Shidaalka Muqdisho oo markale kor u kacay appeared first on Raxanreeb Online.
read moreraxanreeb.com
@raxanreeb 4 hours ago
Danab Forces Capture Two Al-Shabaab Fighters in Bay Region
BAY —Somalia's elite Danab Commandos have conducted a planned military operation south of the Leego area in Bay Region, targeting suspected Al-Shabaab positions, according to military sources. The operation, carried out by the Special Operations unit of the Danab forces, resulted in the arrest of two individuals identified as members of the Al-Shabaab militant group.... The post Danab Forces Capture Two Al-Shabaab Fighters in Bay Region appeared first on Raxanreeb Online.
read moreraxanreeb.com
@raxanreeb 5 hours ago
Taliyaha ciidanka dhulka oo abaabul dagaal kawada magaalada Baydhabo
Muqdisho (Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa kormeer shaqo ku tegay difaacyada hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Taliyaha iyo saraakiisha la socotay ayaa u kuurgalay xaaladda guud ee amniga iyo... The post Taliyaha ciidanka dhulka oo abaabul dagaal kawada magaalada Baydhabo appeared first on Raxanreeb Online.
read moreraxanreeb.com
@raxanreeb 7 hours ago
Ciidanka koonfur galbeed oo gacanta kusoo dhigay Nin ka dambeeyey dil ka dhacay Baydhabo
Baydhabo (Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa ku waramaya in ciidanka booliska koonfur galbeed, ay howlgal ku soo qabteen shaqsi xalay qof shacab ah ku dilay magaalada Baydhabo. Shaqsiga lasoo qabtay ayaa lagu eedeeyey in xalay gudaha magaalada Baydhabo uu ku dilay wiil dhallinyaro ah oo lagu magacaabi... The post Ciidanka koonfur galbeed oo gacanta kusoo dhigay Nin ka dambeeyey dil ka dhacay Baydhabo appeared first on Raxanreeb Online.
read moreraxanreeb.com
@raxanreeb 7 hours ago
Eritrea oo walaac ka muujisay joogitaanka milateriga Israa'iil ee Somaliland
Asmara (Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Eritrea Cismaan Saalax, ayaa sheegay in dalkiisu walaac ka qabo qorshe kasta oo ay Israa'iil ku doonayso inay joogitaan milatari ka samaysato Somaliland. Cisman Saalax ayaa su'aal geliyey ujeeddada ka dambaysa qorshe kasta oo Israa'iil ay saldhig milatari uga samaysanayso Geeska Afrika, isagoo tilmaamay in arrintan ay yeelan... The post Eritrea oo walaac ka muujisay joogitaanka milateriga Israaiil ee Somaliland appeared first on Raxanreeb Online.
read moreraxanreeb.com
@raxanreeb 7 hours ago
Iran oo diyaarad ku soo riday marinka Hormuz
Tehran (Raxanreeb Online) Wakaaladda wararka rasmiga ah ee Iran, IRNA, ayaa sheegtay in Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran ay soo rideen diyaarad aan duuliye lahayn oo nooca MQ-1 ah, taas oo lagu soo riday Marinka Hormuz. Waaxda xiriirka dadweynaha ee Ilaalada Kacaanka ayaa sheegtay in diyaaradda la qabtay lana "burburiyay" iyadoo la adeegsanayo nidaam cusub oo... The post Iran oo diyaarad ku soo riday marinka Hormuz appeared first on Raxanreeb Online.
read moreraxanreeb.com
@raxanreeb 20 hours ago
Duqa Muqdisho oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti
Muqdisho (RaxanreebOnline) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa safar ku tegay magaalada Jabuuti, kaddib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa Caasimadda Jabuut, Said Daoud Mohamed (Saïd Daoud). Wefdiga Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Jabuuti-Ambouli, ku soo dhaweeyay... The post Duqa Muqdisho oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti appeared first on Raxanreeb Online.
read moreraxanreeb.com
@raxanreeb Sun, 13 Sep 2026 08:37:13
Sanbalooshe oo dhaliilay siyaasadda madaxweyne Xasan Sheekh ee Hir-shabeelle
Muqdisho (Raxanreeb Online) Taliyihii hore ee Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA), Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa dhaliil u jeediyay siyaasadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo habka ay dowladda federaalka u maamusho arrimaha dalka. Sanbaloolshe ayaa sheegay in maamulka dowladda uu qeyb ka yahay xaaladda xasillooni-darrada siyasadeed iyo amnia ee Soomaaliya, isagoo... The post Sanbalooshe oo dhaliilay siyaasadda madaxweyne Xasan Sheekh ee Hir-shabeelle appeared first on Raxanreeb Online.
read moreraxanreeb.com
@raxanreeb Sun, 13 Sep 2026 06:53:21
Ciraaq oo markale dib u furtay xuduuda ay la leedahay Iran
Baqdaad (Raxanreeb Online) Dowladda Ciraaq ayaa dib u soo celinaysa socdaalka saddex isgoys oo xuduud la leh Iiraan kuwaas oo la xiray ka dib markii diyaarad aan duuliye lahayn ay weerar ku qaadday dhuumaha saliidda ee Sacuudi Carabiya ee bari ilaa galbeed, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee dawladdu. Sida laga soo xigtay warbixinta, isgoyska... The post Ciraaq oo markale dib u furtay xuduuda ay la leedahay Iran appeared first on Raxanreeb Online.
read moreraxanreeb.com
@raxanreeb Sun, 13 Sep 2026 07:23:10
Jabuuti oo qaabishay qaxooti kasoo cararay dagaalka Yemen
Jabuuti (Raxanreeb Online) Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa muddo 24 saacadood gudahood ah qaabishay ku dhowaad 1,400 qof oo u dhashay dalka Yemen, kuwaas oo ka soo cararay colaadaha iyo xaaladda amni ee ka jirta dalkooda. Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Jabuuti ayaa sheegay in dadkaasi ay dalka soo galeen iyagoo raadinaya badbaado iyo meel ammaan ah, ,... The post Jabuuti oo qaabishay qaxooti kasoo cararay dagaalka Yemen appeared first on Raxanreeb Online.
read moreraxanreeb.com
@raxanreeb Sun, 13 Sep 2026 05:30:20
Taliyaha ciidanka xoogga oo kulan xasaasi ah la qaatay Taliyaha howlgallada gaar ah Mareykanka ee Afrika
Muqdisho (Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah u qaabilsan Mareykanka Qaaradda Afrika, Sareeye Gaas Tudor. Kulanka ayaa looga wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinaca amniga iyo howlgallada, gaar ahaan taageerada iyo horumarinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, tayeynta ciidanka iyo dhismaha ciidan qaran oo... The post Taliyaha ciidanka xoogga oo kulan xasaasi ah la qaatay Taliyaha howlgallada gaar ah Mareykanka ee Afrika appeared first on Raxanreeb Online.
read moreraxanreeb.com
@raxanreeb Sun, 13 Sep 2026 05:41:26
Soomaaliya oo digniin ka muujisay adeegsiga teknoolijiyadda cusub ee Argagixisada
New York (Raxanreeb Online) Safiirka Soomaaliya u fadhiya Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, Danjire Abuukar Baalle, ayaa sheegay in khatarta argagixisadu ay si joogto ah isu beddelayso, iyadoo kooxaha argagixisada ah ay si degdeg ah uga faa'iideysanayaan horumarka teknoolojiyadda. Danjiraha ayaa xusay in kooxahaasi ay adeegsanayaan fursadaha ay bixiyaan teknoolojiyadaha cusub, taas oo sare u... The post Soomaaliya oo digniin ka muujisay adeegsiga teknoolijiyadda cusub ee Argagixisada appeared first on Raxanreeb Online.
read moreraxanreeb.com
@raxanreeb Sat, 12 Sep 2026 13:29:18
Askari Jante dartiis u dilay wiil dhallinyaro ah
Muqdisho (Raxanreeb Online) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil toogasho ku riday Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, Lagu helay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Shiikh Xuseen, 15-ka May 2026, falkaas ayaa ka dhacay Degmadda Luuq ee Gobolka Gedo. Kabtan Dhashiike iyo Marxuumka oo Xiriir iyo Wax is dhaafsi... The post Askari Jante dartiis u dilay wiil dhallinyaro ah appeared first on Raxanreeb Online.
read moreraxanreeb.com
@raxanreeb Sat, 12 Sep 2026 05:37:50
Puntland oo baadi-goobeysa Raggii dilay Sheekh Axmed Yuusuf
Gaalkacyo ( Raxanreeb Online) Wasiiro iyo mas'uuliyiin ka tirsan gobolka Mudug ayaa wada dadaallo lagu baadi-goobayo laguna soo qabanayo gacan-ku-dhiiglayaashii ka dambeeyay dilka Marxuum Sheekh Axmed Yuusuf Haamay, oo maalmo ka hor lagu dilay magaalada Gaalkacyo. Mas'uuliyiinta ayaa sheegay in ay muhiim tahay in si degdeg ah loo ogaado cidda ka dambeysay falka iyo sababta... The post Puntland oo baadi-goobeysa Raggii dilay Sheekh Axmed Yuusuf appeared first on Raxanreeb Online.
read moreRight Column Content