puntlandpost.net
@puntlandpost Thu, 10 Sep 2026 04:06:37
Deni: Burcad-badeedda waxaan ula dagaalamaynaa sidii Daacish
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in maamulkiisu uu Burcad-badeedda ula dagaalamo sidii uu ula dagaalamay ururka Daacish. WuxuuSii akhri
read moreOther Headlines
puntlandpost.net
@puntlandpost 2 hours ago
Puntland oo xirtay saraakiil ciidan oo ka dhoofi lahaa garoonka Boosaaso
Puntland ayaa maanta saraakiil ciidan iyo odayaal dhaqan ku xayirtay garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso, kuwaas oo la sheegay in aySii akhri
read morepuntlandpost.net
@puntlandpost 4 hours ago
Xaawo Aadan Camey oo ka mid ahayd haldoorka Puntland oo geeriyootay
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Xaawo Aadan Maxamed Camey oo maanta ku geeriyootay magaaladaSii akhri
read morepuntlandpost.net
@puntlandpost 5 hours ago
Sheekh Khaakir oo laga reebay doorashada ku celiska ah ee Galmudug
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka Soomaaliya ayaa ururka Towfiiqee hoggaamiyo Sheekh Maxamed Shaakir ka reebay doorashada celiska ah eeSii akhri
read morepuntlandpost.net
@puntlandpost 10 hours ago
Dowladda Federaalka oo shaacisay qofka ay u wadato madaxweynaha Hirshabeelle
Urur siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo bandhigay musharraxa rasmiga ah ee dowladdaSii akhri
read morepuntlandpost.net
@puntlandpost Sun, 13 Sep 2026 09:27:53
Dowladda Soomaaliya oo taageero u muujisay dowladda Yemen
Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa taageero u muujisay xukuumadda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay, iyada oo ka soo horjeensatay dagaallada aySii akhri
read morepuntlandpost.net
@puntlandpost Sun, 13 Sep 2026 03:52:57
Boosaaso: Qiimaha maciishada oo kor u kacay
Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa maalinba maalinta ka dambaysa sare u kacayaqiimaha maciishadda daruuriga ah, taas oo saameeyaySii akhri
read morepuntlandpost.net
@puntlandpost Sun, 13 Sep 2026 01:41:07
Nugaal: Bannaanbax ka dhan ah Turkiga oo ka dhacay Maraya
Deegaanka xeebeedka Maraya oo hoostaga degmada Eyl waxaa ka dhacay bannaanbax looga soo horjeedo dowladda Turkiga oo lagu eedeeyay inSii akhri
read morepuntlandpost.net
@puntlandpost Sat, 12 Sep 2026 08:04:08
Puntland oo soo saartay amar la xiriira dagaalkii ka dhacay Badhan
Dowladda Puntland ayaa ku amray ciidamo beeleedyadii shalay ku dagaalamay degmada Badhan ee gobolka Sanaag in ay kaga baxaan gudahaSii akhri
read morepuntlandpost.net
@puntlandpost Sat, 12 Sep 2026 05:20:40
Puntland oo baadi-goobaysa ragii dilay Sheekh Axmed Yuusuf Haamay
Wasiiro iyo mas'uuliyiinta gobolka Mudug ayaa wada dadaallo lagu baadi-goobayo laguna soo qabanayo gacan-ku-dhiiglayaashii ka dambeeyay dilkii marxuum Sheekh AxmedSii akhri
read morepuntlandpost.net
@puntlandpost Sat, 12 Sep 2026 02:20:19
Dowladda Soomaaliya maxay ka tiri askarigii aanada loo dilay?
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sheegay in uu wado baaritaanno dheer oo ku saabsan dhacdadii lagu dilay D/le AxmedSii akhri
read morepuntlandpost.net
@puntlandpost Fri, 11 Sep 2026 15:36:04
Puntland: Burcad-badeed madax-furasho u qaatay $2.7 milyan oo doolar
Kooxdii Burcad-badeedda ahayd ee haysatay markabka MV Sward ayaa siidaayay, kaddib markii ay ka qaateen lacag madax-furasho ah oo dhanSii akhri
read morepuntlandpost.net
@puntlandpost Fri, 11 Sep 2026 09:56:19
Ciidan ka tirsan Booliska Puntland oo tababar loogu xiray Carmo
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar u soo xiray ciidan ka tirsan Booliska, kuwaas oo tababarro ku qaataySii akhri
read morepuntlandpost.net
@puntlandpost Fri, 11 Sep 2026 05:29:44
Puntland: Dagaal ka dhacay degmada Badhan
Dagaal u dhexeeya labo beelood ayaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, kaas oo gaystay khasaare kalaSii akhri
read moreRight Column Content