horseedmedia.net
@horseedmedia Sat, 12 Sep 2026 10:49:23
Waqooyi Bari oo bilowday qorshaha dhismaha garoonka diyaaradaha Laascaanood.
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta si rasmi
read moreOther Headlines
horseedmedia.net
@horseedmedia 1 hours ago
Ugaas Yuusuf oo ku dhawaaqay in reer Hiiraan qaadan doonaan go'aamo xasaasi ah oo fulin u baahan.
Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, oo kamid ah isimada dhaqanka Soomaaliyeed gaar ahaan gobolka Hiiraan
read morehorseedmedia.net
@horseedmedia 3 hours ago
Shirweynaha Qiimaynta Puntland ee 2026 oo Garoowe ka furmay.
Ku-simaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa daah-furay shirka Toddobaadka Qiimeynta Puntland
read morehorseedmedia.net
@horseedmedia 7 hours ago
Musharaxa Madaxweynaha Hirshabeelle ee Urur-siyaasadeedka JSP oo la shaaciyey.
Ururka siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP), oo uu hoggaamiyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si
read morehorseedmedia.net
@horseedmedia 9 hours ago
Shacabka Suuriya oo bilaabay dibadbaxyo ka dhan ah kororka qiimaha shidalka.
Dibadbaxyo waaweyn ayaa ka dhacay qaybo kamid ah dalka Suuriya, kaddib markii dowladda ay si weyn
read morehorseedmedia.net
@horseedmedia 10 hours ago
DFS oo bilaabaysa qorshaha soo celinta Soomaali ku sugan dalka Jarmalka.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe dib loogu soo celinayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan qaar
read morehorseedmedia.net
@horseedmedia 10 hours ago
Abiy Ahmed oo ku celiyey in mudnaanta 1aad ee Itoobiya ay tahay helitaanka bad.
Raysal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa mar kale ka hadlay baahida dalkiisa u qabo helitaanka marin-badeed,
read morehorseedmedia.net
@horseedmedia Sun, 13 Sep 2026 09:50:45
Urur-siyaasadeedka Towfiiq oo si rasmi ah looga saaray loolanka doorashada Galmudug.
Urur-siyaasadeedka Towfiiq ee uu hoggaamiyo Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa laga reebay doorashada celiska ah
read morehorseedmedia.net
@horseedmedia Sun, 13 Sep 2026 08:03:01
Qiimaha maciishadda quutul daruuriga ah ee Magaalada Boosaaso oo kordhay.
Waxaa maalmihii la soo dhaafay kor-u-kac weyn laga dareemayaa qiimaha maciishadda suuqyada magaalada Boosaaso ee xarunta
read morehorseedmedia.net
@horseedmedia Sun, 13 Sep 2026 08:07:24
Puntland oo war ka soo saartay safarkii Madaxweyne Deni ee gobolada Bari & Raas-casayr.
War-saxaafadeed shan bog ka kooban oo ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa faahfaahin dheeraad ah looga
read morehorseedmedia.net
@horseedmedia Sun, 13 Sep 2026 03:58:21
Siciid Deni oo Nairobi kula kulmaya beesha caalamka & Madaxweynaha Jubbaland.
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gelinki magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo uu
read morehorseedmedia.net
@horseedmedia Sun, 13 Sep 2026 01:35:54
Puntland oo digniin u dirtay qaar kamid ah nabaddoonada gobolka Mudug.
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax (Dujaana), oo ka hadlayey
read morehorseedmedia.net
@horseedmedia Sun, 13 Sep 2026 01:03:22
Xukuumadda Somalia oo eedayn u jeedisey siyaasiyiin sheegay in Somalia ku socoto wadada Afganistan.
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabtay hadallo kasoo yeeray siyaasiyiin mucaarad ah oo ka
read morehorseedmedia.net
@horseedmedia Sat, 12 Sep 2026 06:18:44
Puntland oo awaamiir duldhigtay malayshiyaadkii u dagaalamay Badhan.
Wasiiru Dowlaha amniga Puntland Gen. Fu'aad Xannaano, Taliyaha ciidanka booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire iyo
read moreRight Column Content