H

hiiraan.com

@hiiraan 20 hours ago

Mucaaradka Soomaaliya: Cidda dowladda ridaysa, yaase dalka dhisaya?

Siyaasadda Soomaaliya mar kale waxay ku soo noqotay halka ay inta badan ku dambeyso: yaa xilka haya iyo yaa doonaya inuu beddelo? Laakiin su'aasha maanta mudan in mucaaradka la weydiiyo waa mid ka culus taas: haddii aad dowladda riddaan, maxaad ku beddelaysaan?

read more

Other Headlines