H

hiiraan.com

@hiiraan 20 hours ago

Federaalka Soomaaliya ma dhabbaa, mise Muqadisho ayaa dib u urursanysa awooddii?

Soomaaliya waxay mar kale taagan tahay meel kala-guur siyaasadeed ah. Doodda maanta taagan ma aha oo keliya cidda noqonaysa madaxweynaha dowlad-goboleed ama xisbiga doorashada ku guulaysanaya. Su'aasha ka weyn waa: yaa xaq u leh inuu go'aamiyo hoggaanka dowlad-goboleedyada Soomaaliyeed?

read more

Other Headlines