S

shabellemedia.com

@shabellemedia Sun, 13 Sep 2026 08:26:30

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay'adda SARIS

Muqdisho  Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay'adda Sharciyeynta Adeegyada iyo Baaritaannada Beeraha Soomaaliyeed (SARIS), waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Maareeyaha Guud ee Hay'adda, Mudane Cabdi Maxamed Xuseen. Guddigu waxa uu kulan xog-wareysi ah la yeeshay madaxda SARIS, waxaana halkaas lagu

read more

Other Headlines