S

shabellemedia.com

@shabellemedia 3 hours ago

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta xafiiskooda ku qaabilay mas'uuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda, kuwaas oo uu hoggaaminayay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdulqaafaar Cilmi Xaange, iyo xubno kale oo la socday. Kulanka oo uu shir-guddoominayay

read more

Other Headlines