S

shabellemedia.com

@shabellemedia 3 hours ago

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar "Gen. Khaalid", oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa kormeer shaqo ku tagay difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Taliyaha iyo saraakiisha ku wehlinayay socdaalka ayaa u kuurgalay

read more

Other Headlines