S

shabellemedia.com

@shabellemedia 10 hours ago

Xasan Sheekh oo sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay hannaankii awood-qaybsiga beelaha

Muqdisho, Soomaaliya  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay hannaankii awood-qaybsiga ku salaysnaa beelaha Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa hadalkan ka sheegay xafladda xiritaanka la-xisaabtanka sannadlaha ah ee Wasaaradaha Xukuumadda, oo lagu soo bandhigay natiijooyinka waxqabadka iyo heerka ay ka gaareen fulinta qorshayaashii loo dejiyay, gaarista bartilmaameedyadii loo

read more

Other Headlines