S

shabellemedia.com

@shabellemedia 10 hours ago

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo khadka telefoonka kula hadlay Xoghayaha Guud ee OIC

Muqdisho  Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa khadka telefoonka kula hadlay Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), Mudane Ismail Ould Cheikh Ahmed. Wasiirka ayaa Xoghayaha Guud ugu hambalyeeyay xilka cusub ee uu la wareegay, waxaana labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga

read more

Other Headlines