S

shabellemedia.com

@shabellemedia Sun, 13 Sep 2026 08:24:23

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay'adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya  Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay'adda Dakhliga, kaas oo shalay Golaha Aqalka Sare soo maray akhrintiisa koowaad. Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Guddiga, Senator Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhagdheer), ayaa xubnaha Guddiga, iyagoo kaashanaya

read more

Other Headlines