S

shabellemedia.com

@shabellemedia 10 hours ago

Ra'iisul Wasaare Xamse oo sagootiyay Safiirka Türkiye ee Soomaaliya

Muqdisho  Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee Jamhuuriyadda Türkiye u qaabilsanaa Soomaaliya, Danjire Alper Aktaş. Ra'iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay Danjiraha muddadii uu Soomaaliya ka shaqeynayay iyo kaalintii uu ka qaatay xoojinta xiriirka qotada dheer ee walaaltinimo iyo iskaashi ee

read more

Other Headlines