S

shabellemedia.com

@shabellemedia 10 hours ago

Ra'iisul Wasaare Xamse oo bogaadiyey waxqabadka Xukuumaddiisa

Muqdisho  Munaasabadda sannadlaha ah ee Banbaxa Golaha Wasiirrada, oo uu Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, kula xisaabtamo Wasaaradaha iyo Hay'adaha Dowladda waxyaabihii u qabsoomay sanadkii tegay, ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa adkeeyey in

read more

Other Headlines