S

shabellemedia.com

@shabellemedia 3 hours ago

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas'uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani'aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadaad Nuur Caliyow. Kulanka waxaa shir guddoominayay Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga, Xildhibaan Xirsi Aadan Rooble. Kulanka waxaa sidoo kale

read more

Other Headlines